furux
(m.l)

Kalagoosyada oogada oo lafuhu iska galaan midkood.

furux
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rxay, -ruxday; -rxi)

Kala f.: murgacasho. ld furxo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh furux

furuxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la kala furxiyey ahaansho.

furuxsanaan [m.f.dh]
eeg furuxsan. ld furuxsanaansho.

furuxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld furuxsanaan.

furxid [m.f.dh]
eeg furux². ld furxasho.

furxo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-xaday, -xatay)
ld furux².

fur [m.l] (-rar, m.l)
Wax afka looga shiro weel, sida buraashad, dhalo,iwm.

fur [m.dh] (-ro, m.l)
Summad xoolaha lagu asteeyo oo dhegta inteeda sare la gooyo.

fur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Albaab, dariishad iwm ballaqid. 2. Guntin xarig kala bixin. 3. Gaadiid rar ka dhigid. 4. Halxiraale fasirid. 5. Mashruuc, dhisme iwm ballaarintooda ku dhawaaqid. 6. Xabbado badan ridid. 7. Wax meel ku jira sii dayn. 8. Haweeney la qabo dalaaqid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg