furuxsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la kala furxiyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh furuxsan

furuxsanaan [m.f.dh]
eeg furuxsan. ld furuxsanaansho.

furuxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld furuxsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg