fusho
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-shaday, -shatay)

1. Xoolo wabax ah ceel ka kaxaysasho. 2. Wax dani ku jirto qabsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fusho

fushad [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg fusho.

qafaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
1. Cid xoog ku kaxayn si dan laga lahaa loogu fusho. 2. Meel dhir ka bannayn si beer looga dhigo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg