fushuqi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Maro si jugayn ah u dhiqid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fushuqi

fushuqin [m.f.dh]
eeg fushuqi. ld fushuqis.

fushuqis [m.l]
ld fushuqin.

fushuqsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la fushuqiyey ahaansho (dhar).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg