fuudi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

U f.: cunto jilicsan si tartiib ah cid u siin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fuudi

fuudid [m.f.dh]
eeg fuud².

fuudin [m.f.dh]
eeg fuudi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg