fuudin
(m.f.dh)

eeg fuudi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fuudin

fuud [m.l]
(cabbir cagood) Cabbir wax lagu cabbiro oo u dhigma yaardi saddex meelood loo qaybiyey meeshiis.

fuud [m.l]
Dhacaanka ka baxa hilib xoolaad ama mallay iwm. oo biyo lagu kariyey; maraq.

fuud [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Hoore si tartiib ah uga dhergid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg