fuudso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Si tartiib ah hoore u cabbid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fuudso

fuudsasho [m.f.dh]
eeg fuudso. ld fuudsad, fuudsi.

fuud [m.l]
(cabbir cagood) Cabbir wax lagu cabbiro oo u dhigma yaardi saddex meelood loo qaybiyey meeshiis.

fuud [m.l]
Dhacaanka ka baxa hilib xoolaad ama mallay iwm. oo biyo lagu kariyey; maraq.

fuud [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Hoore si tartiib ah uga dhergid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg