fuulin
(m.f.dh)

eeg fuuli. ld fuulis¹, fuulsiin, fuushiin.

fuulin
(m.l) (-immo, m.dh)

Muruqa bawdada ragga.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fuulin

fuulis [m.l]
ld fuulin¹.

fuulsiin [m.dh]
ld fuulin¹.

fuushiin [m.dh]
ld fuulin¹.

korsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid meel sare fuulin.

qaxan [m.l]
1. Q. ah: dhuxul shidan oo aan dambas dusha ka fuulin. 2. ld qaxmid.

fuul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-uulay, -uushay)
1. Wax kor u tafid. 2. Wax dushiisa ku boodid. 3. Haweeney kufsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg