fuullimaad
(m.l)

ld fuulid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fuullimaad

fuulid [m.f.dh]
eeg fuul. ld fuulis², fuullimaad, fuulmo.

rakuub [m.l] (-byo, m.dh)
Awr fuullimaad loo jarabaray.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg