fuulmo
(m.dh)

1. Galmo. 2. ld fuulid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fuulmo

fuulid [m.f.dh]
eeg fuul. ld fuulis², fuullimaad, fuulmo.

fuul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-uulay, -uushay)
1. Wax kor u tafid. 2. Wax dushiisa ku boodid. 3. Haweeney kufsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg