gaadaanso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Awr la rarayo si gaadaan ah u xirasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaadaanso

gaadaansasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaadaanso. ld gaadaansad, gaadaansi. gaadaanso, gaadaansad, gaadaansi

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg