gaade
(m.l) (-dayaal, m.l/dh)

1. Col yar oo hubaysan oo isu raaca in ay wax dilaan; dooxato. 2. Xanuun sambabada wareema.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaade

gaadeeryo [m.dh]
1. Dheddigga goodirka. 2. Nooc ka mid ah deerada buuraha ku nool. 3. Nooc carmada ka mid ah.

halgaadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
Ul weyn wax la dhicid.

halgaadeyn [m.f.dh]
eeg halgaadee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg