gaafmeer
(m.l)1. Socodka uu qof sameeyo isaga oo iska ilaalinayo in ay cidi aragto; kormeer; afmeer. 2. ld gaafmeerid. ld gaafammeer¹, gaafwareeg¹. kormeer, afmeer, gaafmeerid. gaafammeer, gaafwareeg
gaafmeer
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Meel cidla ah socosho iyada oo layska ilaalinayo dad; kormeerid; afmeerid. ld gaafammeer², gaafwareeg². kormeerid, afmeerid, gaafammeer, gaafwareeg
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaafmeer ↴
gaafammeer [m.l]
ld gaafmeerid. gaafmeerid
gaafammeer [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld gaafmeer². gaafmeer
gaafammeerid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld gaafmeerid. gaafmeerid
gaafmeerid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaafmeer². ld gaafammeer¹, gaafammeerid, gaafmeer¹ (2), gaafwa gaafammeer, gaafammeerid, gaafmeer
gaafwareeg [m.l]
1. ld gaafmeerid. 2. Cidlada oo lagu ambado. gaafmeerid
gaafwareeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. ld gaafmeer 2. Ku g.: meel ku agwareegid. 2. Cidla wareegid. gaafmeer
gaafwareegid [m.dh]
eeg gaafwareeg². ld gaafmeerid. gaafwareeg, gaafmeerid
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg