gaajabbeelid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg gaajabbeel². ld qaajabbeelid. gaajabbeel, qaajabbeelid

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaajabbeelid

qaajabbeelid [m.dh]
ld gaajabbeelid.

gaajabbeel [m.l]
Reebidda gaajo ku haysay lagu reebo cunto yar. ld qaajabbeel¹.

gaajabbeel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
Nafley baahneyd gaajo iska reebid. ld qaajabbeel².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg