gaariddameer
(m.l) (-rro, m.dh)

Qalab oogo fidsan, laba shaag wax lagu rarto, oo dameer, baqal iwm jiidaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaariddameer

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg