gaarifaras
(m.l) (-syo, m.dh)

Gaadiid rakaab fuula oo faras jiida.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaarifaras

gaariwale [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Nin gaaridameer, gaarifaras iwm ku shaqeeya.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg