gaarigacan
(m.l) (-nno, m.dh)

Gaadiid dhuleed yar, matoor lahayn, gacanta lagu wado oo hal shaag leh. ld gaarigacmeed.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaarigacan

gaari [m.l] (-iyo, m.dh)
1. (gawaari, m.dh) Gaadiid dhuleed matoor leh oo dadka iyo xamuulka lagu qaado. 2. Gaarigacan.

gaarigacmeed [m.l] (-dyo, m.dh)
ld gaarigacan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg