gaarigacmeed
(m.l) (-dyo, m.dh)

ld gaarigacan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaarigacmeed

gaarigacan [m.l] (-nno, m.dh)
Gaadiid dhuleed yar, matoor lahayn, gacanta lagu wado oo hal shaag leh. ld gaarigacmeed.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg