gaaroodi
(m.l)

Dhul didib ah, bannaan oo ay ka baxaan dhir dhaadheer oo teelteel ah iyo dixin.

gaaroodi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Xubin bararan wax kulul ku kubbayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaaroodi

gaaroodin [m.f.dh]
eeg gaaroodi².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg