gaasabbax
(m.l)

1. Kabbixidda nafley ka samatabbaxdo dhibaato jiilaal. 2. ld gaasabbixid.

gaasabbax
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-xay, -xday, -bixi)

Dhibaato iyo rafaad jiilaal keenay cid ka samatabixin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaasabbax

gaasabbixid [m.f.dh]
eeg gaasabbax². ld gaasabbax¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg