gaasabbixi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Dhibaato iyo rafaad jiilaal keenay cid ka samatabixin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaasabbixi

gaasabbax [m.l]
1. Kabbixidda nafley ka samatabbaxdo dhibaato jiilaal. 2. ld gaasabbixid.

gaasabbixid [m.f.dh]
eeg gaasabbax². ld gaasabbax¹ (2).

gaasabbixin [m.f.dh]
eeg gasabbixi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg