gaashaaman
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-mnaa, -mnayd)

1. Wax hubkii uu isku difaaci lahaa u dhanyahay ahaansho. 2. Wax dahaar adag oo aan hub fudud kari karin leh ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaashaaman

gaashaamnaan [m.f.dh]
eeg gaashaaman.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg