gaashaamo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-aantay, -aamatay)

Ka g.: wax soo socda waxyeeladooda ka tabaabushaysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaashaamo

gaashaamasho [m.f.dh]
eeg gaashaamo.

shirib [m.l]
Cayaar raggu dheelo iyadoo warmo iyo gaashaamo la qurxiyey la sito oo taagnaan iyo socodba lagu tumo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg