gaashaandhig
(m.l)

1. Quwadda dal u qaabbilsan in ay ka difaacdo cadowga dibadda. 2. ld gaashaandhigid.

gaashaandhig
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)

U g.: wax iska daaficid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaashaandhig

gaashaandhigid [m.f.dh]
eeg gaashaandhig². ld gaashaandhig¹ (2).

istaraatiijiyad [m.dh] (-do, m.l)
Qorshe loo dejiyo in lagu maamulo hawl gaashaandhig, siyaasad, ama dhaqaale. ld istaraatiijiyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg