gaashaanqaad
(m.l) (-dyo, m.dh)

Qof qaangaaray oo dagaal ka qaybgali karo. ld gaashaanxajis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaashaanqaad

dhallinyar [m.dh]
Dadka inta da'dooda u dhexeyso gaashaanqaad ilaa garmadoobe. ld dhallinyaraan.

gaashaanxajis [m.l]
ld gaashaanqaad.

hawlgal [m.l]
1. Gaashaanqaad. 2. Si hawsha loo qabto. 3. Waqtiga shaqada la billaabo.

himilaqaad [m.l]
Qof gaashaanqaad ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg