gaashaanxajis
(m.l)

ld gaashaanqaad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaashaanxajis

gaashaanqaad [m.l] (-dyo, m.dh)
Qof qaangaaray oo dagaal ka qaybgali karo. ld gaashaanxajis.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg