gaasiran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay, -rmi)

Wax gaasir ah noqosho.

gaasiran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax gaasir ah ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaasiran

gaasirmid [m.f.dh]
eeg gaasiran¹.

gaasirnaan [m.f.dh]
eeg gaasiran². ld gaasirnaansho.

gaasir [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Wax, miisaankiisa ama cabbirkiisu aannu dhammayn.

gaasir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax, miisaankiisa ama cabbirkiisa wax ka dhimid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg