gaasirid
(m.f.dh)

eeg gaasir².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaasirid

ciirciir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Sabbayn; daandaamid; dheeldheelid. 2. Gaasirid, isdhimid.

gaasir [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Wax, miisaankiisa ama cabbirkiisu aannu dhammayn.

gaasir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax, miisaankiisa ama cabbirkiisa wax ka dhimid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg