gaatir
(m.dh)1.Haragga oogada oo adkaada, siiba kan sacabbada iyo cagaha. 2. Harag qolof adag noqday oo shafka, goroflegedka iyo cagaha geelu ku yeesho. 3. Geed-nagaaraad oo yar. ld gaatur.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaatir ↴
gaatiroobid [m.f.dh]
eeg gaatirow. ld gaaturoobid.
gaatirow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Gaatir noqosho. ld gaaturow.
gaatur [m.dh]
ld gaatir.
gaaturoobid [m.dh]
ld gaatiroobid.
gaaturow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
ld gaatirow.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg