gaatirow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Gaatir noqosho. ld gaaturow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaatirow

gaatiroobid [m.f.dh]
eeg gaatirow. ld gaaturoobid.

gaaturow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
ld gaatirow.

gaatir [m.dh]
1.Haragga oogada oo adkaada, siiba kan sacabbada iyo cagaha. 2. Harag qolof adag noqday oo shafka, goroflegedka iyo cagaha geelu ku yeesho. 3. Geed-nagaaraad oo yar. ld gaatur.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg