gaawe
(m.l) (-wayaal, m.l/dh)

Haruub weyn oo geela lagu maalo, toobe; haruubgaal.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaawe

bire [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
Weel qori ka samaysan leh af ballaaran sidde la qabsado oo geela lagu maalo, gaawe, toobke. ld bure.

gaaweeto [m.dh] (-ooyin, m.l)
Weel yar, macdan ah, dheg leh oo ciidanku wax ku shubto.

toobke [m.l]
Haruubgaal; gaawe. ld doobi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg