gaaweeto
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Weel yar, macdan ah, dheg leh oo ciidanku wax ku shubto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaaweeto

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg