gaax
(m.dh)

1. Caano isgaaray oo candho xoolaad ku baaqday. 2. Wixii waqtigii la soo saari jirey aan la soo saarin ee la urursho oo dib loo dhigo oo dhan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaax

gaaxasho [m.f.dh]
eeg gaaxo.

gaaxi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Candho xoolaad caano ku baajin.

gaaxin [m.f.dh]
eeg gaaxi.

gaaxo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-xday, -xatay)
Candho xoolaad caano ku baaqasho.

gaaxsad [m.l]
ld gaaxsasho.

gaaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax caano ku baaqdeen ahaansho (candho xoolaad).

gaaxsanaan [m.f.dh]
eeg gaaxsan. ld gaaxsanaansho.

gaaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gaaxsanaan.

gaaxsasho [m.f.dh]
eeg gaaxso. ld gaaxsad, gaaxsi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg