gaaxo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-xday, -xatay)

Candho xoolaad caano ku baaqasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaaxo

gaaxasho [m.f.dh]
eeg gaaxo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg