gaaxsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax caano ku baaqdeen ahaansho (candho xoolaad).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaaxsan

gaaxsanaan [m.f.dh]
eeg gaaxsan. ld gaaxsanaansho.

gaaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gaaxsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg