gaaxso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Candho xoolaad caano ku baajisasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaaxso

gaaxsasho [m.f.dh]
eeg gaaxso. ld gaaxsad, gaaxsi.

gaax [m.dh]
1. Caano isgaaray oo candho xoolaad ku baaqday. 2. Wixii waqtigii la soo saari jirey aan la soo saarin ee la urursho oo dib loo dhigo oo dhan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg