gabaabsad
(m.l)

ld gabaabsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabaabsad

laancaddaad [m.l] (-dyo, m.dh)
Xilli roobkii da'ayey gabaabsaday, geedihiina caddaadeen, irmaankii xoolaadna caana yareeyeen.

gabaabsasho [m.f.dh]
eeg gabaabso. ld gabaabsad, gabaabsi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg