gabaabsi
(m.l)

ld gabaabsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabaabsi

gabaabsasho [m.f.dh]
eeg gabaabso. ld gabaabsad, gabaabsi.

gabbaldhac [m.l]
Waqti qorraxdu sii dhacayso iftiinkeeduna gabaabsi yahay. ld gabbaldhicid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg