gabaabso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Wax sii dhammaanaya oo wax yar ka dambeeyaan noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabaabso

gabaabsasho [m.f.dh]
eeg gabaabso. ld gabaabsad, gabaabsi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg