gabaaddiir
(Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate)

1. Meel dhibaato saameysay oo aan dad iyo duunyo ku noolayn. 2. Dhibaato weyn. ld gabaahiir, gaabahiiro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabaaddiir

gabaahiir [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
ld gabaaddiir.

gabaahiiro [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
ld gabaaddiir.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg