gabaddano
(m.dh)

Dhaxan badan oo dabayl wadata; dayradhaaf.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabaddano

gabaddanoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Gabadano dareemid.

gabaddanood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg gabadanoo.

sayax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Wax gabaddano ku qoyid.

sayaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax gabaddano ku qoyey ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg