gabarey-maanyo
(m.dh)

Nafley la aaminsanyahay in ay badda ku nooshahay oo qaarka sare gabar ka ah qaarka dambena mallaay. ld habarey-maanyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabarey-maanyo

habarey-maanyo [m.dh]
Nafley la aaminsanyahay in ay badda ku nooshahay oo qaarka sare gabar ka ah qaarka dambena mallaay. ld gabarey-maanyo.

halkable [m.l] (-layaal, m.l/dh)
1. Qof aan gabay fiican aqoon oo hadba hal soo rida. 2. Gabarey-maanyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg