gabas
(m.l)

1. Nooc warmaha waaweyn ka mid ah. 2. Hanti.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabas

gab [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Cod lagu muujiyo shanqar gaaban oo kedis ah. ld geb¹.

gab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Xil saaran ka soo bixi waayid (qof). 2. Wax samayntiisa awood u waayid. ld geb².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg