gabaxle
(m.l)

Roob biyo yar oo aan biyo dhig lahayn, muddo dheerna da'a.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabaxle

gabax [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Meel bannaan oo dabayl iyo dhaxan badan.

gabax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Si tartiib ah oo aan biyo dhig lahayn u di'id (roob).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg