gabayre
(m.l)

1. Meel dhaxan badan oo aan gabbaad lahayn. 2. Dhaxan badan. ld gabaayoox, gabayoox.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabayre

gabaayoox [m.l]
ld gabayre.

gabay [m.l] (-yo, m.dh)
Nooc maansada ka mid ah oo leh qaafiyad, luuq iwm oo aan muusig loo tumin.

gabay [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-byay, -bayday; -byi)
Gabay tirin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg