gabbaadso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

ka g.: wax gabbaad ka dhigasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabbaadso

gabbaadsasho [m.f.dh]
eeg gabbaadso. ld gabbaadsi.

gabbaad [m.l] (-do, m.dh)
Wax, wax kale looga gabbado.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg