gabbaan
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

G. ah: neef aan caano badan lahayn.

gabbaan
(m.l)

Nooc miisaan ah. ld gabne, gabno, gibbaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabbaan

gabbaannimo [m.dh]
Gabbaan ahaansho. ld gibbaannimo.

gabne [m.l]
ld gabbaan².

gabno [m.dh]
ld gabbaan².

gibbaan [m.l]
ld gabbaan.

gibbaannimo [m.dh]
ld gabbaannim.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg