gabbaati
(m.l)

Hanti yar oo laga bixiyo gabar la guursanayo oo yaradka ka horreeya.

gabbaati
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-iyay, -iday; -iyi)

Hanti yar, markaas gabar la guursanayo, ka bixin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabbaati

gabbaatiyid [m.f.dh]
eeg gabbaati².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg