gabbaldaye
(m.l)

Geed-gaab la beero oo leh caleemo balballaaran iyo ubax wareegsan oo hurud ah oo hadba meesha qorraxdu ka jirto u jeesta oo laga miiro mirihiisa saliid. ld gabbalday.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabbaldaye

gabbalday [m.l]
ld gabbaldaye.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg