gabbaldhacso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

1. Ku g.: ilaa gabbal dhaca meel joogid. 2. U g.: wax samayntooda ilaa gabbaldhaca sugid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabbaldhacso

gabbaldhacsasho [m.f.dh]
egg gabbaldhacso. ld gabbaldhacsad, gabbaldhacsi.

gabbaldhac [m.l]
Waqti qorraxdu sii dhacayso iftiinkeeduna gabaabsi yahay. ld gabbaldhicid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg